Vilks oo ku cataabay in weerarada lagu hayo ay guuleysteen

Ninka caadeystay aflagaadada nabiga (nnkh) ee lagu magacaabo Lars Vilks ayaa mowduuc uu warbaahinta ku qoray ku sheegay in weerarada lagu haayo ay guuleystay oo ay yaraadeen goobihii uu bandhigyada ka sameyn jiray.

Vilks ayaa sheegay in weerarada isdaba jooga ah ee isugu jira gacan ka hadalka, handadaada dilka iyo arbushaada bandhigyadiisa ay keeneen in ay dadkii uu bandhigyada u sameyn jiray ay ka labalabeeyaan shaqadiisa. Vilks ayaa ku soo caanbaxay ka dib markii uu sameeyay kartoono aflagaado ah oo ka dhan ah Nabi Muxamed (nnkh). Ka dib markii uu qeylo dhaan ka abuuray caalamka Islaamka ayuu sidaas magac ku yeeshay oo bilaabay in jaamacadaha iyo ururada uu ka jeediyo bandhigyo ku saabsan waxa uu ugu yeero “xoriyada hadalka”.

Si kastaba ha ahaatee waxaa muuqata in ilihii dhaqaalaha ee uu ku tashanjiray Vilks ay sii yaraanayaan maadaama jaamacadihii iyo ururadii u yeeran jiray ay hada is leeyihiin yaan laydinku xariirin ninkaan oo xitaa la sheegay in kartoomada uu sameeyo ay yihiin kuwo tayo liita.

Dhacdadii ugu dambeysay ayaa ka dhacday jaamacada Karlstad ka dib markii lagu tuuray ukumo markii uu bilaabay in uu soo bandhigo kartoomadiisa. Hada ka horna waa tii jaamacada Uppsala lagu feeray isaga oo bandhig sameynaya.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

30 Responses

  1. Soomaali-Boy says:

    Dulli Ku Dhac Allaaba Kugu Riday e!!

    Eeygu Haddii Uu Samada Fiiriyo , Muxuu ka DHIBAA ??

    Sidaa ayaa la midtahay , Allah ayaa Nabiga scw SHARFAY , Ibnu Adamna wuu ugu Khayr badanyahay , oo Suuratu Najmi ayaa Allah uga hadlay iyo QURAANKA
    ————– Haddoow Xoriyad u Arko inuu Nabigeena Caayo , Anaguna Muslimiin ahaan Xoriyad ayaan u Aragnaa, waxaan Kugu Samayno——————-

    Gaalkii Xumaayoow , Dunida CARIIRI ku CEESH Aakhirana CADAAB ku CEESH.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 13 Thumb down 0

  2. Axmed diidaad says:

    masha’alaah meel uu san filayn cadaabku ma’uga yimid. inta dhimana kabadaran dabinkana marbaad soogali.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 11 Thumb down 0

  3. hodan says:

    ibliis waaye tiii aduunka waadba aragtay walina midii lagu warayaa ku dhiman cadaabta alah tan ugu hooseeyso alah ku galiyo

    Fikrad lala dhacay Thumb up 10 Thumb down 0

  4. cilmi says:

    ifka iyo aaqiroba ilaahay haku cadaabo.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 10 Thumb down 0

  5. Nimco says:

    Ilah Nbiga ama quranka wa gaalnimo blse si kagadisan sida hodan somaliboy iyo axmed ayan oran laha waxana weyo ilahow so hanuni hadaa hidayada hayste,walalayal lama habaro qof hana dhihina cadaab gal blse ilah hadu hanun ladoney wu so muslimi hadu inkar ladonayna ada qaban kare naga qabo,

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 4 Thumb down 4

    • Muslim says:

      Walal ma adiga oo ah gabar soomaliyeed ama ah qoof muslim ah ayaad leedahay ilahayow soo hanuuni bismilahi raxmani raxiim walal adiga xataa ilahay hakusoo hanuniyo

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Bashir abass says:

    Wa asibtay nimco rag badan o hata nbiga dilay dhig kakenay aya marki ay so muslimen noqden raga ogu horeeyo e lagu dharto,

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 0

  7. Yusuf olad says:

    Wad arki donta dheh waxad shaqaysatay mar dhow insha allah

    Fikrad lala dhacay Thumb up 6 Thumb down 0

  8. Saredo says:

    Ninkan duliga habar wu mudan yahay asaga wuxu isleyahay ad caan noqotid lakin mashaqo ayu cagihisa kuradsaday inkar ayuqaba kasi

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  9. axmed says:

    kan oo kale agteena duco kama mudna naclad korkiisa ha ahaate

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 0

  10. istaahil says:

    kan asaba aduunka ku cadeystay in oow la yahay mel oow galo aaqrina kadaran ma ogen miya markow caynayay nabigena salalahu caleeyhi wasalam in oow aduunka musliminta joogto ey ka damqaneyso aaqirana cadabka horeyso nacas

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  11. C/k says:

    Waa warfarxad leh in suuqu ka xirmo oo noloshu uu ku kadeedmo ninka wax ka sheegay suubanaheena Muxumad Nnkh

    Fikrad lala dhacay Thumb up 6 Thumb down 0

  12. Geeeeroge'''joorge'AFRAx says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 5

  13. umu aala yaazir says:

    asc walaalayaal waxaan ilaah kumahadinaynaa in ilaah naga dhigay dad muslim ah taasna waxaan leeyahay waa inaan ku toosnaanaa diinteena qiimaha leh oo qabsano xarigga ilahay una hiilinaa diinta rabi waayo ninkii ilaah sugo ayaa liibaanay marka waxaan leeyahay gaalkaan duliga ah ilaah ayaaba dulleeye aan geedkuu galoba ugu gallo inshaa allaah

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  14. Soomaali-Boy says:

    SubxaaAllah Ninkaagaan , Afka Soomaaliga ku hadlaa , Soomaali inaa tahay ma Hubee , ileen magacii Waalidkaa kuu baxshay ma wadatide , OO ma In Nabigeena SCW la Caayo , ayaa wax MACNO ah LAHAYN ??

    War Maadan Muslim ahayn , Damiir Li’idaa ,, Ma In Nabigaaga lagu Xadgudbaa , u dulqaadan kartaa ?? Maxaad leedahay walaaloow , ma XORITAUL QAWL ayaa u ARAGTAA , inuu Nabigeena SCW caayo , DEE Ianguna Xoriyatul FICIL ayaan u ARAGNAA , ee nakala DAA waxaad la hadaaqee , meelaha Haddaa sidaa Muslim ku tahay Allah hakusoo Hanuunshee ,

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  15. abdirashid says:

    waa wax aad looga xishhoodo in waxii kufarku uu sameeyay e xumaa aad ku tilmaanto wax iska caadi ah,hadii uu adiga caadi kula tahay waa damiir xumidada.lakin qofkii islaam dhab ah waxay la tahay wax ka culays badan badan wax kasta oo dunidan saran.anigu hadii aan arki lahaa ninkas runtii ma uusan noolaadeen ,adigu lakin canshurta iyo galka ayad wax weyn u aragtaa, duli fooqal duli,waxas oo kale ayaa iska nool.ilahay ba ku quudiya ,gaal kuma quudiyo,gaajo gaal bay ag talaa,

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  16. Soomaali-Boy says:

    CASHUURTA aad leeda waan KU NOOLNA , ma mida Nabigaaga LAGU Aflagaadeeynayaa , war kani DAMIIR La’aa .

    Weligeey Soomaaliyaa halkaa GAARAA isma lahayn .

    Allah mahadii waa naga Koriyay CEEYR isagaana , hadda Canshuurteena kunool , maadaama uusan ahayn qof shaqeeya , oo ISAGAABA Dawlada QARASH ka qaba , eey ku waardiyayso , aniguna waan SHAQAYEEYAA Allah mahadii walaalaha kalena waan u rajaynaa inbadan oo kamida .

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  17. Jävla vilks says:

    marka hore waxaan salamaaya dhamaan muslimiinta salaan kadib gaalkaan cadeeystay naceebka diinta islamka iyo Nabi Muxumed csw hadii aan nasiib leeyahay inta aan noolahay jaanis ayaan ku arki doonaa aan ku dhaafiyo adunyada oo ku dul kibray aniga oo ku jihaadayo jihaadka dhabta ah waa kan vilks oo kale lagu dilo iyo inta la mid ka ah nacalad rabi ha kugu dhacdo cadaabta rabi gal vilks

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  18. GEeeorge"joorge"AfraH says:

    @ somali-Boy, waxaa tiri “ma XORITAUL QAWL ayaa u ARAGTAA , inuu Nabigeena SCW caayo ,” waxaan ku xasuusinaa freedom of speeck-ka , ama Xoriyatul qoowl-ka. maahan wax hadda la dajinaayo, wa xuquuq asal ah la guna aqoon sadey, (in Article 19 of the International Covenant on Civil and Political Rights,) Axdiga ummadaha aduunka ee LAMBERKIISU YAHAY 19 E UMADAHA MIDOOWBEY, maa han wax qof uun dan u ah, waxaana qoraa Qodobka 10 ee XUQUUQDA BANI ADAM -KA EE WADA MADA YURUB, maahan wax dood gali kara, HAddi oow soo istaago Qof walba wixii leega sheegi karo anaa Dooranaa! hadi Xoriyatul-al-qoowl meesha weey ka baxdey. oo Xeerkaas waa gubtey, sida hada muslimiintu eey ku sameyeen mr.LArs Vilks, XEEr-ka 10,ee xoriyatul qoowl-ka iyo kan Annaga nalagu soo dhaweeyey ee ah(Article 14 of the Universal Declaration of Human Rights states that “Everyone has the right to seek and to enjoy in other countries asylum from persecution.) IN QOF WALBA OOW XAQ U LEEYAHAY IN MAGAN GALYO LASIIYO hadoow mudan yahay, waa laba Qodob oo Xeerka adduunka u yaal ah, marka kanna waan ka faa iideeysaa kann waa ku tumana kolleey adiguba waad garan kartaa cadaalad maahan.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  19. Soomaali-Boy says:

    Ninyahow Isma Hayno ee nakala Daa .

    Qodobka 19 aad ee GAALADA haddaa soo daliishatay , ANAGUNA Muslimiin ahaan , waxaan soo daliishaynaa Kitaabka Alle Suuradihiisa Tawbah iyo Anfaal , iyo Quraankoo dhan nakala DAA isku Kitaabo ma nihin e.

    Muslimnimadaada Shaki ayaa iiga jira , GAALAA isoo dhawayday haddaa leeda oo Diintii ku Dayacdayna waa adi iyo Rabigaa .

    Ani Shaqaan u soo doontay Dalkaan , Waana ka HELAY Rabbi Mahadii .

    Xeerka 19 ee Gaalada Midoowday ( Qaramada Midoobe ) u xuguntan . Kitaabkeeygu waa Quraanka , Wixii Nabigayga iyo Diinteeyda ku Xadgudbana ka Hibaysan maayo.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  20. Jimcale says:

    Soomaali-Boy ninkaan George la baxay ma ahan nin Muslim ah sida dhowr jeer uu ku qoray bogga waa nin sheegay in uu ku biiray diinta Kiristaanka. Marka sidaas u garta.

    George dadka ha u dhuumay ee warka cadee.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  21. Soomaali-Boy says:

    Jimcaale Mahadsanid walaalkeen – Allah Hakuu Danbi Dhaafo waanba dareemay , in ninka la GALAY – Allah hakusoo Hanuunsho , ku habaari maayo Afraxoow , waxaa tahay nin Shaydaan ka tan badshay balse waxaan ku leeya DUNIDA yar AKHIRO haku DHAAFSAN .

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  22. yusuf olad says:

    waa nin inkaar qaba wuxuna heli dona waxii uu kasbaday adun iyo aakhiro intaba

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  23. GEEEEEORGE''joorge" AFRAX says:

    Cudur daar DHamaan assaxaabta doodu na dhax martey! WIXII JAWAAB ah WAXAAD weey diin kartaann, YARKA WEBKA oo isagu ah DAACI CUSUB oo markaa AAN u dul qaadan karin RA’yiga ama FIKRADAHA dadka kale ee kala dunan, WAA IN hal maskax KALiYAH la wada yeesha! isku Arag ti la noqdaa, TAAS waan filaa in eeey RAALI galin karto! Comments la tiraa iyadoo wax xummaan ah aan lagu sheegin kolley waa WAXA loo yaqaan Tyrany, ama … MAAn gaab nimo.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  24. Najma says:

    To: George: Nacalad ilaahay hakugu dhacdo! kolay waad qasaartay oo adoo ilaahay Muslim kaadhaliyay ayaa diintaadii iibsatay! Ma,anaangaran Ninkaan dareemin dhawrjeer oo hore ayaan komentiyo aan ubogin kugu arkay: wale cadaabta kusugeeysa ilaahay ayaan kamagan galay. oo ilaahay Islaamka ha igu sugo!” Ogow Fircoon, Haamaan iyo Qaaruun ayaa lagula meelgeen oo aad cadaabta kula saaxiibi. Hadaadan diintaadii macaneyd dib ugu soolaabay. (wal ciyaadu bilaah) Inaa li llahi wa inaa ilayhi raajicuun!!!!!!!!!!!1

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  25. dimuqraadi says:

    george walaahi hadaad aqoon leedahay ama aad garanayso article ka aad sheegayso amaba aad si fiican u akhriday kan iyo ku lamida maad taageerteen ii sheeg article ka odhanaya umad dhan waxay amin san tahay wax halaga sheego, waxaad tahay waxba ma garto ee iska amus duliyahow.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  26. Ahmed Adam says:

    gaalka kaafirkaka ah ee duliga nacdali kukortay dushaada iyo lafahaaga gaadhay aakhrina ilaahay cadaabta hakuugu hoosaysiiyo .
    aduunyada sixun unoolaw aakhrina jahanma ayaan ilaahay kaaga rajaynayaa ayuhalkaal xaaraami ibnu xaaraami naclatulaahi calyka daa iman dunida iyo aakhriba.
    waxay khusaysaa ama ugaartahay gaalka wax qoray ee dusha sare kusawiran ee xaaraamiga xaaraami dhalay ibnu sinaha ah.
    EE Rasuulkii sharfata badaanaa Muxamed SCW wax uu qoray wax kaga sheegay ayey U gaartahay
    asxaabta neceb ninkaana waan salaamayaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  27. Geeeorge AFRAXX says:

    @dimuquraadi, marka hore waa kee ARTCLE-ka sheeg number-kiisa!? tan labaad, maahan in eey dheheen ha la caayo Diimaha dad-ka, Artcle-ka 10 EE XEERKA MIDOWAG Yurub, waxoow caddeeynaa in Qofkas ta oow ku raaxeysan karo, freedom of speech, ama XORRIYA TUL AL QOOWL! taas na xad eey leedahay oo Qofkii aad afla gaadeeysaa Max kamad oow kula fuuli karaa, Lakiin wixii KARTOON AH, OON SERIOUS AHEYN A.KA. AMA KAFTAN AH, Wax in laga doodo mudan maahan –over to you.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  28. najma says:

    naclatulaah calalkafiriina war ninkaa naclada ah wax ku shahiido mala wayeye mase maba jiro qof isku bimeye ninkaas ma nabiga inla caayo ayaa kaftan gasha subxanallaah galka dhiigiisa waxu ku banaan yahay maku dintaada so faragashtuu ale yiri maxu reebtay nabigii qayru qalqilaa ahaa ayuuba cay u geystee walee alla xumo ka nastahane nabi maxamed scw wuxuu ahaa daahir uu alle ka raali noqday waqeyru qalqilkaah wa nuru carshillaah waa ku arlada uu ale u soo diray inuu nuriyo nurku waa diintee SUBXANALLAAH MA GAL BURYO QAB AH AYAA CAYDU NABIGEENA CAYEYE KAFTAN TAHAY BISINKA WAXA LA GAY XILGUU NABIGEENU SHEEGAY OO YIRI XILIGAAS MARAAD ARAGTAAN ALLE U DHAWAADA INTIINA IIMANKA KU SUFOWDAY DAN DADKALE HABA KA HADLINA WALEE WA SABANU AAQIR SUBXANALLAAH DIINTEENE XILIGAY MARTIDA AHYD BAA LA JOOGAA YAA ALLAAH

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  29. JORGE''geeeorge" AAFRAxx says:

    @ NAJMA, waxaa tiri saan, bal is dhageeyso..> {To: George: Nacalad ilaahay hakugu dhacdo! kolay waad qasaartay oo adoo ilaahay Muslim kaadhaliyay ayaa diintaadii iibsatay”}
    HADDANAWAXAAD DOOD KA QABTAA IN WAX LAGA SHEEGO MUXAMMED BIN CABDULAHI!?
    waxacaay kaa tegay arag!? iskuxishoo gabar yahay! Diin meel lagu iibsadaa ma jirtee iiyo cid laga iibshaa midna, lakiin xooggaa waxaa islam-ka laga soo gaaray wax la yiraado “WAL MU’ALAFATI QULUBUHUM!”( : { إنما الصدقات للفقراء والمساكين والعاملين عليها والمؤلفة قلوبهم وفي الرقاب والغارمين وفي سبيل الله وابن السبيل)
    سورة التوبة الآية )
    : SIDA AAYADDAN qoreeyso waxaa jiray dad kaafiriinta ka mid ah oo islam zakka la siiyey AAWGEED U SOO GALAY”IIBSI”
    MAAHAN HADAL KEYGA WAA XAQQIIQO JIRTA WAA NA KAN HADITH-KA—- >{هم قوم دخلوا في الإسلام من غير أن يرسخ الإيمان في قرارة نفوسهم وقد كان لهم تأثير في مجتمعهم بسبب مكانتهم الاجتماعية، ومن بين هؤلاء أبو سفيان صخر بن حرب، ويعلى بن أمية، فقد كان النبي ـ صلى الله عليه وسلم ـ يعطيهم نصيباً من الزكاة من أجل تأليفهم، لما لهم من مكانة في مجتمعهم القرشي،}

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 4