Waa maxay Påsk?

Sida aad la socotaan waxaan ku jirnaa fasaxaya Påsk iyadoo dadka Kiristaanka ah ee caalamka ku nool ay ciid u tahay. Hadaba waa maxay Påsk? Maxay sameeyaan Kiristaanka? Ciida Påsk ama Easter ayaa ah mid aad muhiim ugu ah kiristaanka iyagoo sheega in ay u dabaal dagayaan kicitaankii uu nabi ciise ka soo kacay geerida 3-maalmood ka dib markii la dilay.

Sida ay aaminsanyihiin Kiristaanka ayay maalinta jimcaha oo loo yaqaan (långfredagen) bilaabaneysaa ciida Påsk iyagoo aaminsan in maalintaas jirkii nabi ciise la dhigay meel god ah, oo aad ay u ilaalinayeen ciidamadii Romanka. Sabtida ayaa loo yaqaan Påskafton. Maalinta Axada ayay sheegaan in uu nabi ciise ka soo baxay godkii la dhigay isagoo ay arkeen dad badan. Isbuuca ka horeeya Axada oo ku beegan Påsk ayay u yaqaanaan (stilla veckan) ama isbuuca barakeysan.

Dadka Kiristaanka ah ayaa u dabaal daga maalinta Påsk iyagoo dhar qurxoon xirta oo laga yaabo in halkaas maalin oo keliya ay aadaan kaniisada sanadkaas ama marka ku xigta ay noqoto Jul ama Kirismaska. Waxay la cunteeyaan reerahooda iyagoo cuna ukuno laga buuxiyay macmacaan.

Sababta ay ugu dabaal dagaan Påsk ayaa ah sida ay sheegaan in ay qiraan in nabi ciise uu geeriyooday isagoo u geeriyooday si uu dambiga uga dhaqo bani,aadamka. Sidaa darteed ayay Påsk tahay taariikhda ugu muhiimsan ee Kiristaanka.

Hadaba sida iska cad ciida Påsk waa mid 100% ka soo horjeeda aragtida Muslimiinta ee Nabi Ciise (nnkh). Shalay waxaan akhrineysay dood ku qorneyd SVT taasoo uu nin ku doodayay in Muslimiintu ay shaqeeyaan ciida Påsk si ay fasax u qaataan Ciidul Fitri ama Atxa – Fikradaas waxay iila muuqatay mid wanaagsan maadaama aysan Påsk wax qiimo ah akteena ka lahayn.

MOWDUUCAAN WAA MIDKII AAN QORAY SANADKII 2011. 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

19 Responses

  1. Abdiraxman says:

    Asc jimcale sxb baska walaega daranyahen wafdiga kenya joga esheg inte lagala xaririkara mise dadka aylakulmayan anudiren xaska kenya ega jogta fadlan jwab

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 5

  2. Axyaawadani says:

    Ustaad Jimcaale aadoo waynaan kaaga mahadnaqaa sida wanaagsan ee aad marwalba nooga haqabtirtid , waxyaabaha nagu xeeran.

    Walaalaha , halkaan su’aalaha kusoo gudbisinaa , waxaan ka codsan lahaa , in Mawduuca wixii aragti ah oo ku aadan uga hadlaan , qofkii su’aal qabana oo Jimcaale ama somaliska ku socdana , hala xariiro Jimcaale sidaa ayaa habboon asxaabeey , maxaa yeelay . Isku dhexyaaca ma habboona , meeshaan aragtida Mawduuca yaa loogu talo galay , marka waad mahadsantihiin igana Raali Noqda Allaha Ha idinka raali noqdee , waan ogahay dad xaasaskoodii ama ilmahoodii ka maqanyihiin inaa tihiine

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

    • Cabdiqaadir says:

      Good luck witht he move! Not my favourite thing to do – time acaetulcmus so much “stuff”!Love the new action – can’t wait!!

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. Ugaas, says:

    TO”qofkasto o iishegikaro gormu ku ekyahay fasaxan ilaa gorma ayan fasax kujirna wamuhim jw mahadsanit

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. umu hani says:

    ugaas sweden qofba meel ayuu ku nolyahay aniga ahaan waxan dhigta sif fasaxa waxuu iga bilwday manta oo jimca ah ila isninta fasax ayaan ahaay talado waan bilawa sif intas ayaan ogahay jimco ila isnin waxii ka danbeyo waa furan tahay meel waliba

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Massago Till Umuhani says:

      Hadaan su,aal kaftan ah ku warsado Sfi aan ogaay ee skool kale maala furay oo sif ladhaho ,6 bill lee kamaqnaay wadankee see wax u jiraan

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. Nuurn Surcad says:

    Intee ka shaqeeyneena meel walbo waa xirantahay waan ku qasbanahay in aan fasax la ahaano.. arvetsförmedligen ayaan u shaqeeya shalay oo khamiis ah ayaa albaabada loo wada xiray waliba xili hore 2 duhurnimo… @ Ugaas wadanka waa isku mid 1 calendar ayaana ka wada shaqeeya fasaxaan waa mid aan la kala hor marin karin ama laga dambeysin karin från fredag till måndag.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • George says:

      Thank you for your Thank you for your tuoaritls Motiontraining!! Before Ib4ve done your tuoaritls I didnt know anything about Excel!!

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. TALO. says:

    WADANKAN WAX KA BARTA SOMALIYEY, WAXAAN WADANKAN DAGANAA 25 ÅR, WAX BADAN AYAAN LA SOCDAA OO AYDAAN OGAYN IDINKU, WAXAAD ISKU DAYDAAN INAAD KALIYATA BARATAAN WAX GAAR AHAAN XOOGA AAD SAARTAN, AFKA WADANKAN, DHANKA KALE JAMACADAHA GALA WAA IGA TALO, DET FINNS INGET JOBB, UTAN UTBILDNING, HADAAD RABTO NOLOL FIICAN GAADHI FIICAN LACAG FIICAN DIYAARI DEGREE AMA MASTER KA DIB ADABA NOLAN.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

    • Michelle says:

      that soooo rocks! 🙂 kids are fantastic chaerleeders, aren’t they?my mom sews pretty well too and i’ve tried to learn a few times but i just can’t get past threading the machine. 😉

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. nafta says:

    inteen kaaa baraneynaa afka wadankaa maa afakanaa laa baran karaa waa yabeee anigaa ahaan kan wan kaa qeyliyay waxaan joga 2 sano inte kaa timiday xiitaa maa aqaano dugsii saaro na wan kaa soo baxaay somaliyo intanee warqdii iso dhacdo xitaa ma aqni yaaab eee walalayal kan cidii ilah uu fududeyaa baraneee shaquu dhahay wiilkan laa yiirah Taalo shaaqo Swedan mabaa taleee lakin wadamadaa kale waa talaaaa tan aniga maa isku dalinayi hadanbaa is leyahay maxaa kuu kenay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Massago says:

    Nafta 2-mada sano ee ugu horeeyso luqad laguma barto waxaa ladhahaa sanadka dhoolacadeska afkaa leyska tagaaa bra-da waa loo badshaa iyo tack så mycket shaqa kuma lihid mihi lagalinaayo sidi nooh-di hargeeyso kadhig maxaa kuusoo heray luqad inaad si sax ah u barato marabtaa hadi jawabtaadu haa tahay foogta laga bilaabo braktik aad iyo meelaha äldreboendaha ah ama ay ku sheekeestaan sida biblaha iwm sanad hadaad wax iskaga gara weeysana aniga ii imaaad

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Beverley says:

      Beautiful pictures, how gorg is that model’s hair!? YUM.Happy Easter & have fun in Vegas- we’re uber jleoaus!!We’re now following you- please follow us back! :)T & JXoX

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Axyaawadani says:

    Ku TALO- Waad ku mahadsantahay TALADAADA , balse waxaa wanaagsanayd , inaa DHANKA diintana nagula DARDAARANTID , NOLOL fiican waxaa noolaanaa qofkii ALLAAH ka baqa , Allaah ayaana rizaqa biixya , ee CILMIGA diinaga hala barto iyo kan maadigaba , LKN dan DIINTA xooga hala saaro , isagaa ADUUN iyo AAKHIRBA NOLO wanaagsan lagu helaaye .

    Dadkana SHARAF uga dhex heleeye

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  10. JAG ÄLSKAR PÅSK TIDERNA says:

    QIIMO MA LEH – WAA LA TIRAY- MAAMULKA SOMALISKA.COM

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  11. Hodan abshir says:

    @ kan wato @ JAG ÄLSKAR PÅSK TIDERNA.

    wax wa ma garte:

    ” Easter is one of the most joyous celebrations in the Christian calendar, marking the crucifixion and resurrection of Jesus. “

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Princez says:

      Sebastien: exactly, “qualitative” is dicvreptise or based on some quality rather than on some quantity. VOC is an example, or things like star rating of products or articles, or even text analysis of comments, etc.”Quantitative” data is based on some quantity or number.

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. JAG ÄLSKAR PÅSK TIDERNA says:

    MR Jimcaale: Abidkaa runta maxaad uga Baqdaa horta!?
    WORD-BLOG AA LA FURTEY, waxaa la rabaa in Runta leeyska Qarsho….

    War hee wax isku fal.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  13. Ana says:

    I agree about moving, get rid of the items you haven’t seen OR used in Months much less YEARS! It rlaely is cathartic! And Downton Abbey? THE BEST!!!

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0