Wareysi Safaarada Sweden ee Addis Ababa

Waxaan nasiib u yeeshay inaan kulan aan dheerayn laqaato Slamawit Poulos oo safaarada Sweden ka ah NATIONAL PROGRAM OFFICER. Sargaalkaan ayaa wareysi dhowr su’aalood ah la yeeshay kaasoo sidaan u dhacay.

AHMED DHICIS :- See loo midayn karaa reeraha kala maqan ee doonaya daganaanshaha Sweden, mase tahay suurta gal in ay safaaradu sideedii hore ugu shaqeeyso dadka?

POULOS:- Hada Maxkamada Socdaalka ayaa bilowday in ay bixiso deganaanshaha Sweden waana lamidaynaya reeraha soomalida ah iyo dhamaan soo galootiga. Midaas watan kaliyah ee aan sugaynay oo nagu ahayd caqaba.

AHMED DHICIS :- Wax visa ah oo aad bixiseen ama aad ogalaateen miyay jiraan ?

POULOS:- Haa dad ayaa maxkamada socdaalka ogalaatay laakiin ilaa hada cid aan visa siinay majiraan.

AHMED DHICIS :- Intee ayay dhan yihiin dadka la ogaaladay, maadaama aad dadka u dirteen basaboor Somali ah ma waxay ka dhigan tahay in aad u saareysaan visada, mase waa cadayn oo kaliah ?

POULOS:- Aad ayaan uga xumahay inaanan hada shaacin karin inta qof la ogalaaday ama ladiiday balse waa ilaa dhowr qof oo ma badna hada. Tan kale sidaad ogtahay somaliya malaha dawlad iyo basaboor lagu safri karo oo caalamka aqoonsayahay gaar ahaan Swedan sidaa darteen ma lagu safri karo asaga laakiin waxaan siin doonaa baasaboorka “framlingspass” oo ay awalba ku safri jireen dadka soo galootigaa.

AHMED DHICIS :- Sida uu horay uga sharqamiyay MR.Jens Odlander waxaa jirta in reeraha doonaya midnima ay ka qaadi doonaan dheecaanka DNA arintaa maxaa ka jira ?

POULOS:- Way jirtaa midaas waxaana hada u dirnay caruur iyo waalidkood kala maqan dheecaanka DNA, taasna waxay hordhac u tahay xakamaynta ka ganacsiga dadka, waana mid ay ka sinaan doonaan midawga yurub laakiin hada aanan kawada hirgalin balse la sugayo.

AHMED DHICIS :- Maxaad ku cadayn kartaan inay jirto kanacsiga dadka ?

POULOS:- Mahan wax u baahan cadayn iyo in indhaha laga qabsado waana mid iska cad in dad ay kaxaystaan caruur aysan dhalin waana idinla soo socodsiin doona dhawaan.

Waraysigan ayaa meela badan ka taabanaya dadka doonaya inay kaxeyaan caruur aysan dhalin dhawaana laga sugayo midawga Yurub inuu ka dhaqan galo xakamaynta ka ganacsiga dadka.

Aabe soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mohamed Ali Yuusuf ayaa ii sheegay in uu maray dhiiga DNA balse loo sheegay in caruurtiisa mid kamida uu san dhalin tanina ay wado u furayso Go’aanka lafilayo inuu hirgalo wakhtiyada soo socda.

Ahmed Abdikariim Hussein (Ahmed Dhicis) Addis Ababa ETHIOPIA

Faafi mowduucaan

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

21 Responses

  1. Ahmed nur says:

    Asc wad mahadsan tahay warbixinta nasiisay . Lks odaygan ilmaha ma aadan dhalin la dhahay hadu isaga dhalax so dhib kale ummada kuma noqoneysa. Tan kale dadka layiray visa loo xareyey addis ma jiran miya. Asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. Ahmed dhicis says:

    Ahmed nuur sxb ha abahan sidu ishegay waxan u fahmay in uu dhalay ilmaha kumana ahan caqabad dadka lkn waxaa mucjiso ah in abe ilmihisa layirahdo madan dhalin, mana marki ugu horaysay ee ay tano kale dhacdo ee hada kahorna abe somaliyed ayay ku dhacday
    mida kale visada dadka lo xareyay maxad kawada suash i fahansi
    thanks

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Ahmed nur says:

      Wad mahadsan tahay walaal.waxan ka wada suasha wuxu so qoray jimcale ayan hore in addis laga bixiyey visahana dadka loo furay hada.marka ninkan aad waresatayna wuxu yiri weli waxna mala bixin so naga jahil bixi walaal ado mahadsan asc

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

      • Jimcale says:

        Axmed ma aanan soo qorin in viso la bixiyay warbixinteenii hore balse waxaan soo qornay in loo ogolaaday in ay xareystaan visaha iyo baasaboorka ay ku soo bixi lahaayeen dadkaas. marka labada war way is waafaqsanyihiin.

        U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

        • Magacaaga...cabdimaalik says:

          Asc dhaman asxbta somalisk waxaan rabaa jimcale sxb sida aad nooshegtay waxaa ugolasho lasiiyay dad aan lagaa khadin dna sxb lkn waa goormo ? Halkesa laga bixiyay addis ababa mise kenya ugadha intaas iga jahil bixi adigo raali ah ok jwb wcs

          U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

        • Magacaaga... says:

          Asc dhaman bahda somalisk ok waxaan raba in aan weydiyo sxbkey axmad sida aan horay ugu soo arknay wareysiga aad layelatay safirka addis ababa waxa unoshegay in somalia aan kajirin wax dowld ah oo aan la.aqunsaneen passboka somaliga ah mark hadiiban aan viza lasareynin caqabad miyeey kunoqonkarin dadka kuxareyay passobarka sxb taas iga jahil bixi jwb wcs

          U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

          • Ahmed dhicis says:

            Thanks sxb midan waxay ka turjumaysa inanba la.aqonsanayn wax documet ah oo ka danbeyay dawladi dhexe , swedana waxa ay racidonta qaynunka ah in qofka u safraya dalkas oo ah qaxodu lasiyo document uu ku safro ,

            U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. Mr julux says:

    Asc dhamaan ok axmed dhicis waxa iga su.aal ah ninka kan aad waresatay maweydiisay waqtiga safarada visa bixinta ay bilaabi donto ama hadi sikale aan udhigo dadka maxkamada sweden ey ogalanshaha siisay safarada sweden e addis visa masiisay?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Ahmed dhicis says:

      Sxb wa runta wana ku haya mida jawabteda , safaradan hada masin vise cidna , waxaa ay shaqada safaradaha KENYA, ETHİOPİA, UGANA, ay u xayiran yihin go.anka 05/may surta gal inay bixiso wakhtiyada fooda nagu so haya, hada lkn wa ogalansho kaliya waxa lashaciyay iyo alean-pas kaliya

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. faadil says:

    asc bahda somaliska jimcale iyo ahmed dhicis waxa ila hada iga muuqda waalid iyo ilmo in la mideynayo ma jirta lamaane lamideynayo ama lamideyay mahad sanidiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Ahmed dhicis says:

      Walal wad mahad santahay fadil , si lo helo mid nimada qawska somalida ah , wa midan wana kasiman yihin , walid iyo carur iyo walid an carurlahayn labadaba

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. najma says:

    asc dhamaantina.wax kaasta oo lo geyo ma aqoonsano swedan.aniga odaygeyga wuxuu geyaay xata baasaborki siyaad bare iyo dukumentiyaalkale .hadale waa ley diiday.xata anigona mariin intirfiyuga ayaa ley diiday .wax kaasta waxaa talada la sarta alle.ille anago awood malihine.hadale waxaan ogadaay iney nasiib tahay ogolanshada .dadna helaan dadno heliin.lakiin markaasta waa in la dadaalo.leyskuna gacaansiyo kuwi lo ogoladana ay cawiyaan kuwi la diido.ille dad walaalo ayaa nahay .dhiibka walaalka heysto adigana waa ku heysta.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Jibriil xasan axmad says:

    Asc dhamantin habda somaliska sln kadib axmad waxa weydina abaha somaliyed ee dna ga laga qaday hadana mid ilmihisa kamid ah ladhahay madan dhalin hadu dhalay wa dhib aad uweyn oo xita sameyn kuyelan kara cunugas walidintisa marka adiga markad ukur gashay abaha muxey kula egtahay in u dhalay ama inusan dhalin qab ahan mahadsanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. Gashanle says:

    Asc salan kadib sidu jibriil xasan shegay arinta abaha somaliyed ee mid kamid ah ilmihisa ladhahay madhalin wa arin xunun badan hadi udhalay dhib waye ilah umadisa haka haye arintas qoysas somaliyey ayey dhib kutahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Magacaaga...abdimalik says:

      Asc dhaman bahda somalisk ok waxaan raba in aan weydiyo sxbkey axmad sida aan horay ugu soo arknay wareysiga aad layelatay safirka addis ababa waxa unoshegay in somalia aan kajirin wax dowld ah oo aan la.aqunsaneen passboka somaliga ah mark hadiiban aan viza lasareynin caqabad miyeey kunoqonkarin dadka kuxareyay passobarka sxb taas iga jahil bixi jwb wcs

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

      • Jimcale says:

        Sida aan warka ku helnay qofka la siiyay ogolaanshaha isaga oo DNA laga qaadin waa gabar 18 sano ka yar oo xaq u leh in waalidkeeda iyo walaalaheeda 18 sano ka yar loo keeno.

        reerkeeda waxay dacwada ka xareysteen ethiopia. Sida halkaan ku qoran safaarada way aqbalaysaa bixinta baasaboorka främlingspass sidaa darteed loma baahna baasaboor Soomaali ah walow laga yaabo in ay ku dhahaan keen.

        waxaa muhiim ah in la ogaado warbixintaan waa mid aan 1 qof ka hayno runtiina 100% ma dhihi karno waa sax ama way soo baxayaan marka aan ka war sugno insha Allah.

        U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Ahmed dhicis says:

    Sxb mahadsanid suashan jawabteda way ficnanlahayd in lahelo lkn adigaba cunugaga madhalin hadi lagu dhaho sad igu waranto way adkan lahayd lkn ma orankaro ma dhalin iyo wuu dhalay midna thanks sxb

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Magacaaga... says:

    Asc dhaman bahda somakisk gaar ahaan daadiyaha barnamijkaan axmed sxb waxa aan rabaa in aan kuweydiyo dadkii horay ambiilka loosiyay makujoraa kharaaradaan loo fadhisantono 5/5/2011 mise dadka aan wali loo jaawabin weey ok sxb intaas iga jahil bixi

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. Ahmed dhics says:

    Thanks sxb suashan wa muhim wana so dhawaynaya , sxb kulanka sidan maqlay waxa loga hadlaya arima so galotiga oo dhan mana ahan mid somalida kaliya loga hadlayo inta an ogahay , waa in lahelo sidi lomidaynlaha reeraha kala dhantalan , inta badana waa labixinayay didmada wana mida laga hadlayo bisha foda nagu so haysa horanteda sida ay shaciyen,

    thanks

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. ASAD says:

    HAAAAAAAA WAA AY JIRAAN LKN SI DAAAAAAAS WAX FIICAN MA AHAN WAXAAN WEEDINAYAA AMA AAN KA CUDSANAYAA SAFAARADA SWEDEN ?
    ILMO OO WAA LID KOODA AY JOGAAN WADAN KA SWEDEN OO ILMAHA AY JOGAAN ADDIS ABABA OO AY MAREEN INTERFIYOU GA LKN WAA LID KA INTERVIYOU MA MARIN WAA LOO DIIDAY IL MIHIISA ?
    MAXAA U WACAN IN LOO DIIDO ILMIHIISA ?
    ANIGA WAXAAN U MALEENAYAA IN AY KA BAQEESO SWEDEN DAD MA RABNO IN AY DHAHDO AYEY KA CEEBSANEESAA ?
    HADANI WAXAA JIRO SOMALIA MALAHAN DOOLAD HADANA WAXAA LADHAHAYAA BAASBOOR KEENA OO SOOMAALI AH BAAS BOORKA SOO MAALIYA ADUUN KA MA LAGA AQOONSAN BAASBOORKA SOMALIA HADANA SAFAARADA WAXA AY KU XUJEENEYSAA BAASBOO SOMALI AH ?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. Magacaaga... says:

    Asc masha alaaha waad mahadsantahay axmed sxb lkn waxaa iga su.aal ah passabok kan lon diraa dadka somalida ah hadana asaga ambiilka lagu siinaa maxeey kawadaa swden ? Sxb mcn

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0