“Waxay doonayeen in ay dilaan ninkii nabiga aflagaadeeyay – Lars Vilks”

Wargeyska Metro ayaa soo qoray in ay heleen warbixin lagu kalsoonaan karo oo muujineysa in raggii lagu xiray magaalada Göteborg 10kii September ee la sheegay in ay xiriir la leeyihiin Xarakada Al-shabaab ay doonayeen in ay dilaan ninka caadeystay aflagaadada nabiga (scw) ee lagu magacaabo Lars Vilks.

Raggaan oo markii hore afar ahaa ayaa mid la siidaayay, halka sadexda kalena ay diideen dhamaan dambiyada loo haysto. Goob masxaf ah oo la filaayay in uu yimaado Vilks ayaa la sheegay in ay doonayeen in raggaan ay weerar ku qaadaan. Ragga xabsiga ku jira ayaa lagu kala magacaabaa Salar Sami Mahamood, 23, Abdi Aziz Mahamud, 26, iyo Abdi Weli Mohamud oo 25 .

Vilks ayaa barri ka qeyb gali doona  bandhig buugaag oo ka furmi doona magaalada Göteborg.  Booliska ayaa sheegay in ay amaankiisa si weyn u sugi doonaan. Dowlada Sweden ayaa waxaa kaga baxa qarash badan sugitaanka amaanka Lars Vilks oo laga ilaalinayo in la dilo.

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

12 Responses

  1. mohamed aweys mohamed says:

    asc dham,aan baahda somliska
    salaan kadib ninkaan mar walbo aflagaadeeyo nabigeena subaan
    waxaa ku dahcay caro alle asgana si xun u dhiman doono
    intuu gacan kale sabab san
    doolda swedana waa in eena lagacta iskaga dhameenin
    amaankiisa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. adna says:

    nin wa ku dhacday cara alle sixun alaha udile

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. adow says:

    waan kaxumahay inaan kahadlo irintan
    waayoo looma baahna .
    waxaad ogaataan xaqiiqada ka jirta sverige maahan mid laysku haleyn kara amaan keeda guud
    waayo?
    waxaa jiro kuwa turjuma hadalada dadka qaar
    una arka sharaf
    marka fadlan , yaan laga hadlin arintaan waa mid si gooniya loo eegayo ,.

    JICAALOW ADIGOO MAHADSAN KA BIXI WEPKAN ARINTA KU SAABSAN –
    NINKA LAGU MAGACAABO -LARS VISK.

    FADLAN ADIGOO MAHADSAN KASAAR……..
    HADII KALE DHIBAATADII KATIMAADO ADIGAA DUSHA U RIDANAYA ,.
    XASUUSO ……RADIO SVERIGA —–WAADNA MAHAD SANTAHAY.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  4. xamdi sweden says:

    Rasuulkeena Mahamed csw caay iyo af lagaado wuu ka sharaf badanyahy kuwa moodayo in ee wax u dhibeen, yaa u sheego in ayaga ee Naar isku hogaamiyeen
    walahi thuma walahi aniga xamdi ahaan aad ayaan u difaacayaa Rasulkeyna wiilashaas Islaamka ah ee dartiisa xabsiga u galay Alle haka soo saaro, ninkaas Rasuulkena caayay jaanis uma siiyeen in uu sii noolaado hadii aan awoofd u leeyahy, lkin Alle waxba kama qarsoono oo wuu ciqaabi doonaa maalin eesan difaaci doonin Polis ama dowlad

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. abdisamed says:

    Asc, walaalaha muslimiinta waxaan u sheegayaa in ay ku dilaan meeshey ku arkaan eygaan caayay Rasuulkeena NNKH lana socda kii dillo inuu helaayo abaal marin xaga rabbigisa aniga maqabo in la dillo qofan waxba galabsan mana aaminsani Alqa,ida fikirkeeda lakin walaahi hadaan isha saaro ninkaan waan dili lahaay meeshaan rabbo aan ka dhacee insha allah waxaan idinka rajeynayaa (KHEYRUN KHALQILLAAH) ninkii caayay inaad dishaan idinoo is qarxinin ama qof kale oo aadana ah aadan wax u geysan kaas bis gaad gaada allana ha idin garab gallo waana ka xumahay majoogo yurub waxaan ku noolahay somalia wabilaahi towfiiiiq

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. warsan says:

    A.s.c. salaan kadib aniga waxaan dhihi la haay ninkaas kufriga warkiisa halaga bixiyo webka Jimcaalow kaasoo kale lagama hadlo ilaah aduunka korkiisa ha uga jaasiyo aflagaadada uu ugeystay N.N.N.K. waana in aan laga hadlin oo ilaah loo baryo inuu si xun u dhinto Wabillaahi tiwfiiq.A.S.C.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. Amal says:

    Asc wr wb subxanalh nbgena scw ashraful qali qin kufarka caye alha ku fogeya narta kufrga dhadhalal ka dunida sireysa wu arki dna ciqabta alle waxane alhe aga brya adun iyo aqirbo in lagu cadabo asc wr wb

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. abdiasis says:

    s.c.w.w
    war kanuu umaba eka bini aadam !!!
    muxuu wax cayn asaga horta ma is fiiriyey siduu u,yaallo
    wuxuu u egyahay boonbalo ! adduunyada waxaa ku haysato argagax iyo cabsi aan ka dhammaanaynin oo qofkii ka soo hor baxaba uu u malaynaayo inuu dilaayo aakhirana waxa sugaysa wax xagga alle ka xisaaban laakiin aanaan annaka hadda qiyaasi karaynin . shaki malaha hadda inuu ka shalaytaysanyahay wuxuu ku hadlay sababtoo ah noloshii oo dhan baa ciriiri ka gashay . meel uu naftii xumayd dhigo ayuu la,yahay NACLATULLAAHI CALEYHI

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. cabdi yare says:

    ninka waa ina shaqo laga qabta bariito göteborg waa ina lagu dila

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. sudkaa says:

    Rasuulkeena Mahamed csw caay iyo af lagaado wuu ka sharaf badanyahy kuwa moodayo in ee wax u dhibeen, yaa u sheego in ayaga ee Naar isku hogaamiyeen
    walahi thuma walahi aniga xamdi ahaan aad ayaan u difaacayaa Rasulkeyna wiilashaas Islaamka ah ee dartiisa xabsiga u galay Alle haka soo saaro, ninkaas Rasuulkena caayay jaanis uma siiyeen in uu sii noolaado hadii aan awoofd u leeyahy, lkin Alle waxba kama qarsoono oo wuu ciqaabi doonaa maalin eesan difaaci doonin Polis ama dowlad
    ninkaan ilaah ayaaba ku cadabey adunka aqirana wey u harsan tahay maanta hadan joogi lahaa götborg wlaahi waan isku qarxin laha ninkaan waa eeey eey dhaley waligey kuma fikirin in aan qof bila adan ah gaal iyo muslimba lakin kan ma cafinaayo eeygaan HIV qawo

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  11. mahamad says:

    asc dhamaan waxaan leeyahay nin kaas nabiga cayey saas buuku dilan yahay ilahay baa sas ku dilay hada mu xuu ku nool yahay xayatu kalab

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. Abukar says:

    Asc all of islam eyga eyga dhalay ee aflagadeyay nabigena n n k h waxan ku habaraya in korkisa hilibka rifmo nolashana uu ka gaaro ilaa jirkisa uuka waayo cad hilib ah aamiin lkn raga la xiray wajibkoda ayey gudanayene e maxa loo xiray?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0