Wiil soomaali ah oo ka dambeeya weerarkii lugu qaaday Jaamacadda Ohio ee dalka Mareykanka

1

Weerarkii lugu qaaday maalintii shalay aheyd jaamacadda Ohio ee dalka Mareykanka, ayaa waxaa ka dambeeyey wiil soomaali ah oo magaciisa lugu sheegay Cabdirisaaq Cali Cartan oo qudhiisa ahaa arday jaamacadaas dhiganaayey.

Talaabadan ayey wel wel iyo walaac ku abuurtay jaaliyaddaha soomaalida ee gobolkaasi degan, waxaana ay sheegeen qaarkood ineey culeys badan ku keeneyso markale. Booliska ayaa baaraya sababaha keenay in wiilkaan soomaaliga  weerarkaasi fuliyo, booliska ayaa sidoo kale eeggaya xirriir ka dhaxeeyn kara kooxaha argagaxisadda ah oo muddoyinkii ugu dambeeyey dhalinyarro badan oo soomaali ah ay ku biireen gaar ahaan kuwa degan dalkaasi.

Falkaan ayaa ugu dameynbtii ku soo beegmeeysa xilli madaxweynaha dhawaan la doortay ee Donald Trump sheegay  xilligii uu doorashadda socotay sheegay in soomaalida Mareykanka qeyb ka yihin kooxaha argagaxisadda ah ee dalkiisa  dagaalka kula jira.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here