Xeradii ay ka yimaadeen raggii weerarkii IKEA oo laga kala cararay

Xalay ayaa laga kala cararay xeradii qaxootiga ee ay ka yimaadeen raggii Eritreanka ahaa ee dadka midaia ku dilay dukaanka IKEA ee Västerås. Xerada oo ku taala degmada Arboga ayaa xalay boolisk loo wacay ka dib markii xerada agagaarkeeda laga helay bac ay ku jiraan waxyaabaha qarxa. Dhamaan magan-galyo doonkii deganaa xerada ayaa loo raray guryo kale ka dib markii loo cabsaday amaankooda.

Bacda ayaa la sheegay in ay ku jireen waxyaabo qoyan oo qaraha laga sameeyo. Booliska ayaa durbadiiba u wacay shaqaalaha Laanta Socdaalka (Migrationsverket) iyo kamuunka Arboga iyadoo dhamaan 83-da qof ee deganaa xerada laga raray goobtaasi. Qaar ka mid ah magan-galyo doonka oo u waramay wargeyska Expressen ayaa sheegay in aysan dooneyn in ay dib ugu noqdaan xeradaasi maadaama ay la soo daristay cabsi joogto ah.

Khamiistii ayaa xerada horteeda waxaa mudaharaad ka dhigay dad lagu sheegay in ay cunsuriyiin yihiin kuwaasoo aan fasax u haysan in ay mudaharaad dhigaan. Dadkaas ayaa la sheegay in aad u careysnaayeen iyagoo qaarkood ay ugumo ku tuureen xerada.

Booliska ayaa dhawaan ku dhawaaqay in kor loo qaadayo amaanka xeryaha qaxootiga ka dib dhacdadii Västerås.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

46 Responses

  1. Um Alwalid says:

    Sc maxaa cusub reer labo sano qof ogolaasho loo soo tuuray ma jiraan aniga weli go aan in leyga gaaro aan sugooyaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. Saciid says:

    Wcs Um Alwalid reer 2 bo sano Waa ay wada aamuseen , waxay u badan tahay in Dhinaca Ogolaanshaha loo batay, ee Reeraha aan ilmo isku dhalin Yaa war ka haya.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  3. saadiq says:

    2 sano waayahan shekadoda ma socoto wax aqbaar ah lama hayo miyaa qof sugaa iyo qof helay waaye dadku akhiyaarey ma jiraaa qof waayahan online dacwo ku xareystay 4 bil ka hor Ayaan online ka xareestay ilaa hadana wax hadal ah kama hayo horay waxaan u ogaay qofka marka ow online ka xareeyo in safarada isla markaa loo diro si macnaha dadka wax soo dalbana ay ula kulmaane hada maxaa is bedeley yaa war ka haya asxaabey

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  4. ILAHAY AMUURIHIINA HA SOO FUDUDEEYO says:

    RUNTII AAD IYO AAD AYAY II TAABATAA MARKAAN MAQLO ARIMO LA XIDHIIDHA FAMIL KALA MAQAN, WAAYO MUDO BADAN AYAAN KUSOO HOOS NOOLA XANUUNKA AH IN FAMLIGU KALA MAQNAADO, ILAHAY BAA MAHAD ISKA LEH CARUURTII IYO XAASKIIBA MAANTA WAY I AG JOOGAN, WAXAAN WALAALADAY KU DARSAN LAHAA, DADKA AAN WAXBA ISKU DHALIN WAA INAY WAX ISKU SOO DHALAAN, SIDAAS AYAY KU MIDOOBI KARAAN, KUWA AY KU DHACDAY DHIBKII LABADA SANO WAA INAANAY QUUSAN WAA INAY HADLAAN OO XAQOODA SOO DHACSADAAN IYAGOO U MARAYA SHARCIGA SIDA MAXKAMADAHA IYAGO CADAYNAYA INAY CARUURTA DHALEEN, WAAYO MUHIIM MAHA LABA SANO, WAXA MUHIIM AH INAAD CADAYSO INAAD DHASHAY CARUURTAN TAASNA WAXAY KU GARTAAN DHEECANKA DNA, WAA LAGA YABAA INAAD IS TIDHAAHDAAN WAAN SAMAYNAY TAAS HADANA WALI WAXBA, LOOMA BAAHNA NIYAD JAB WAXA LOO BAHAN YAHAY INAAD HADASHO, DOODO, ARINKAAGA USOO BANDHIGTO MAXKAMADAHA LOOYARADA AAD RAADSATO, XAGLO LAABAN XOOLO KUMA YIMADAN SOMALI AYAA HORE U MAAH MAAHDAY. SAMIR IYO IIMAN AYAA SADKA LAGU HELAA ILAHAY ISKU XIDHA DADAALANA WAAD GUULAYSAN DOONTAAN.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  5. saadiq says:

    waad ku mahadsantahay walalka somaliyeed hadalkaaga wanaagsan qof sidaada oo kale fahmaya dhibaatada ay leedahay kala maqnaasho unbaa xanuunkeeda garan kara in sha allaah wey hagaagi doontaaa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. 2sano says:

    Asc Saadiq inaga isku mid ah 4 bil online ku xareeyey shib baalayga yahay markan waco sug baa layleeyahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. saadiq says:

    2 sano aniga xata walal ma fahmin xaalka hada ka hor anigu waan ka xareeye online maalmo ka bacdii waa la diray 2 sano adiga hada ka hor cidaada DNA MALAGA soo qaaday mase hada ayaa kow kuu ah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. saadiq says:

    2 sano waxaan kaloo kuu sheegayaa walal waqtiga waa kuu xisaabsanyahay malintii codsigaaga la qabtay ayaad ka tirsaneysaa aniga mar Ayaan wacay hada ka hor 6 bil ayey qaadaneysaa bey iigu jawaabeen

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  9. asc dhamaan asxaabta waxan idin leeyahy malin wanagsan.Fariin Gaar ah. dadka hada xareeyay dacwada waxay qadanaysaa mudo 12bil illa 18bil in laga amusnaanayo taasna hala ogaado waxbadan ayan arkay ayan uleyahay asxabta dadka 2bo sano akyar mar hore aya goan kas laga garay lkn inyar ayaa idinkala cadeynaya dadka wey sii kala qadeyn qof inta uusan iman wadanka sweden ooo xaas lahaay dhan walba ha ahatee dadkas waa loo wada ogolaaday. lkn qofkii baxay asigo sweden katagay kadibna so gursaday oo caruurna isku hayan dadkas ayaa loo diiday dhowr qof oo diidmo lasiiyayna wan aqaan- lkn aniga waxa ka mid ahay dadka 2boda sano kayaray oo inta wadanka sweden imaan xaas i dii wangalsanay alx hada mudo 9bil kahor ayaana la ikenay dhamana sidokale ayan idin rajeynaya lkn dadka

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  10. asc dhamaan asxaabta waxan idin leeyahy malin wanagsan.Fariin Gaar ah. dadka hada xareeyay dacwada waxay qadanaysaa mudo 12bil illa 18bil in laga amusnaanayo taasna hala ogaado waxbadan ayan arkay ayan uleyahay asxabta dadka 2bo sano akyar mar hore aya goan kas laga garay lkn inyar ayaa idinkala cadeynaya dadka wey sii kala qadeyn qof inta uusan iman wadanka sweden ooo xaas lahaay dhan walba ha ahatee dadkas waa loo wada ogolaaday. lkn qofkii baxay asigo sweden katagay kadibna so gursaday oo caruurna isku hayan dadkas ayaa loo diiday dhowr qof oo diidmo lasiiyayna wan aqaan- lkn aniga waxa ka mid ahay dadka 2boda sano kayaray oo inta wadanka sweden imaan xaas i dii wangalsanay alx hada mudo 9bil kahor ayaana la ikenay dhamana sidokale ayan idin rajeynaya lkn dadka

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  11. 2sano says:

    The processing time is influenced by factors including how many applications the Swedish Migration Agency is currently processing. It can also be affected by new or amended legislation. The Migration Agency works continuously to keep its processing times as short possible.

    Estimated processing time for initial application

    *Application that fulfils therequirements for a quick decision
    **Application that needssupplementing
    ***Application that needs additionalinvestigationApproximately 4 months
    (30 % of all applications)4-9 months
    (33 % of all applications)More than 9 months
    (37 % of all applications)
    Estimated processing time for an application for an extension
    waxay klu qoran tahay wesbsite migrationka hadan waa beentood kuma dhaqmana kun jeer bana waydiiyey waxay ku lee yihiin waa malawaal

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  12. Um Alwalid says:

    Insha alaah amuurteena alaha soo sahlo qof walbe meelaa laga heystaa alaha noosoo wada saqiro yaa rab

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. roodo says:

    asc walalyaaa waxaan idin su’aalyaa xagee ka kenteen in dadka lakala saary oo qofkii hory u dhegy xaaskisa kaliya loo oglanyo aniga itobiyaan jogaa waxaad arkysaa dad caruur todu jirto 8sano oo la diidy oyo kuwa samad jir watoo la oglaady marka wax kaste waa qoraalka ilaahy khayirka allaha naga waafjiyo meshii roon ilaahy halaga baryo iyo raali ahaansha rabi suxanhu watacaalaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. roodo says:

    asc walalyaaa waxaan idin su’aalyaa xagee ka kenteen in dadka lakala saary oo qofkii hory u dhegy xaaskisa kaliya loo oglanyo aniga itobiyaan jogaa waxaad arkysaa dad caruur todu jirto 8sano oo la diidy oyo kuwa sanad jir watoo la oglaady marka wax kaste waa qoraalka ilaahy khayirka allaha naga waafjiyo meshii roon ilaahy halaga baryo iyo raali ahaansha rabi suxanhu watacaalaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. saadiq says:

    roodo wax kala saar la yiraa ma jiraan walal qof walba ilaah ayow arinkiisu u yaal wey jirte in hada ka hor dad lagu xirey macnaha 2 sano mawada nooleyn marka hadii aad tahay qof layn suge ah waxaas yeysan muraalka kaa jebin calaf ayaaa la cunaaa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  16. roodo says:

    saadiq walal wadahdsntahy lakiin waxaan ka yaby bentaan ay d aad ku wadaan oo leyihiin waa lakala saary anigu waxaan ku jiraa rer 2sano waxana joga ardis ababa waxana ii jogta gabr 3sano jirta ilahy bay u jogtaa walal dacwdii waxan cusbonysiyey 2014/12/3 waxay ku dhahen odegenii waxay qadnysaa lix bilod ma dhicin lakiin allxamdulilaah hada ayaa kiiskygii qofka nalogu dhiibay wxaana sugyaa waxa uu ilahy iiga qory lakiin dadkii aniga ilamidka ahaa oo gadal iska soo guursay waa waheln oglansho bishii lixaad dee markii qof uu rerkisa wax u helo waxa uu shegyaa waxan jirin oo ah dadkii waa laka qayibiyey walal anigu waxan idin dhihi lahaa ilahy ha la isku xiro allaxmdulilaah qofkii hela iyo kii waya awlba celasha biyahy ahyid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. Mubaarak says:

    Rooda’ walaal somalida in qashina oo xaasidnimo caloosha uga buuxdaa jira oo Yagoo dadka xaasidaya naftu ka baxayso’ waxayna samaynayaan hadalo mala’awala oo ay Ku wax yeelay is leeyihiin dadka ay khusayso’ laakiin qofkii ilaahay garanaya diina leh wuu garanayaa in wixii ilaahay qoray qoranyihiin’ anaana arkay dad ilmo halsno kayar jira loo kaxaynayo qaar 3 caruura wata oo 2 sano kayar qortayna 7 sano LA diidanyahay markaas waa qoraalka iyo calafka’ khasaare meel kasoo nacnac leh oo xaasid ahina waxba kagama badali karo afkiisa qadhmuun.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. Sahra says:

    Rooda inaka ayaa isku mid ah walaal waxaanan leeyahay hal wiil dacwadayda waxaan Ethiopia ka xaraystay 10-9-2014 ilaa hadana marka LA Waco waxay leeyihiin wali hand leagure umaanan samayn macnaa nin qaabilsan umaanan samayn inkastoo aan hayno dacwadii’ markaas waxaad ii sheegtaa walaal miyay dheecaanka ka qaadeen ninkaaga’ madaamoo idinka wakhti hore ilmahaaga lag a qaaday mudo 10 bilod ahina u dhaxaysay.
    Mahadsanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. Hussein says:

    Rooda waad IGA qoslisay’ meeshu waxba ma hayso waa Ceelashii biyaha ilaahay ha inooga aar Gudee wixii Somali jirtayba meeshay Ku Gurteen’ oo islaamo iyo caruuro ‘ wiilal ka Tahriibeen kadibana ay qorteen ma qaangaadhin ayaa islaamihii iyo caruurihii guryahooda fadhiiyay Gurray’ dadkii dhalinta yaraa Ee is qabayna wakhtigaa laga lumiyay sidii ay diidmo u siinayeen walee cadaalad aduunkan ma taalo gaalo ilaahay xiniyaha ha qabtee.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. roodo says:

    mya mcnto sahra anigu waan mary dhecnka aniga laakiin xaajigygii wali ma usan marin oo hadaa dacwadydii loo qabty haanlegar bishan sidedaan baa loo shegy walina ma aysan so dhaqo galin hanlegrdii noloo qabty 27bishan bay soo shaqo gali inshaa allaah rer 2sano guuuul iyo suduu ilaahy raali nooga yahy bay ku dhamanysaaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. roodo says:

    hussein walal adiga iyo mubaark waa mahdsn tihiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. roodo says:

    sorry sahro aniga bishaan ay hanlegrka ii sameyen baa 9bil ii ah mcnto wax kaste waxy leyihiin wakhti ilaahy uu u qoray wakhtigaga sug ma adis ababaa ila joogtaaa mcnto gaaladaan waxy raga iyo dumarka.ka qaadyaan wakhtiga lakiin ka so qaadka ilaahy baa leh

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. Sahra says:

    Rooda walaal waa Run waa kuu sagaal Bilood, anigana waa ii 12 bilood oo laba week ay ka dhiman yihiin waana iska qoraalka walaal xiliga ilaahay kasoo fasaxay kasoo fasaxmayaan, alle ha inoosoo sakhiro oo jawaab aynu ku diirsana ha inooga soo qaado, walaal Rooda adiss ababa ayaan ka xareeyay dacwada 12 bilood kohor, walaal waan wada joognay adiis laakiin hada dhaw 7 cisho kohor ayaan safar uga baxay walaal.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  24. roodo says:

    haaa mcnto ilaahy meshuu raali noga yahy hanoo sahlo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  25. Um Alwalid says:

    Sahra iyo Rood
    Walaalayaal waad salaaman tihiin aniga afar bilood ayaan horeeyay oo wuxuu xareeyay ninkeyga bishii 6 dhamaadkeeda wuxuuna ka xareeyay safaarada adis isagaa xaga joogo mar walbane markaan waco waxeey idhihi jireen sidiinoo kale weli handleegar looma sameeynin ee sug markii uugu danbeeysay waxeey idheheen ha is waalin markii fasaxa laga soo wada noqdo aan kiiskaaga fureynaa hada fasax aa lagu wada maqan yahay anoo is leh sheekadaada bisha sagaalaad iyo wixii ka danbeeyo eey jirtaa eey iisoo tuureen dhacaanka DNA bishii 23/7 alxamdulilaah hada jawaabta ayaan ka sugooyaa alaha inooga soo qaado Sahra walaal hada adiga waqtigeey kuusoo tuuri lahaayeen aa la joogaa alaha kaaga soo qaado Roodo adne sadex bil oo kale aa kuu dhiman kasoo qaadkane ilaahay agtiiseey ku xeran tahay ee kahor alaha kaaga soo qaado inta dhimanne alaha uuga soo qaado reer labo sano iyo reer singel alaha usoo wada saqiro alaah yijmac shamlahum yaa rab

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  26. Sahra says:

    Um alwaliid’ walaashay aadbaad u mahafsantahay macluumaadka aad nala wadaagtay’ walaal waxaan kuwaydiin lahaa dheecaankii haday idinka qaadeen wakhti intee leeg ayaa goaankooda LA sugayaa ‘ alle jawaab aan Ku Faraxno hainooga soo qaado dhamanteenba’ halkan ayaan iska waraysan doonaa insha Allah’ mahadaanidiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  27. roodo says:

    umu alwaliid mcnto aad baa u mahdsntahy ilahay khyirka hana wada waafjiyo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  28. AbdikamiL says:

    Dadkaan miyay waalanyihiin mise anigay ila tahay, waa maxay 2sano aad ka sheekaynaysaan, cinwaanka meesha ku qoran iyo waxaad ka hadkaysaan usma lahan shame on you somali. Hadaan rabtaan in aad is waraysataan webka chat buu leeyahay isku waraysta not here idiot peaple.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  29. Mustafe says:

    Maansha Allah ilaahay 2 sano iyo wixii carqalada Ee LA mid ahba ilaahay ha inaga qabto.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  30. Um Alwalid says:

    Sahra walaal aniga iyo caruurteey waxaan marnay DNA 23/7 handleegarada waxeey iigu tiri bisha sagaalaad ayaad jawaab iiga heleysaa insha alaah alaha inoo soo wada sahlo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  31. Um Alwalid says:

    Waxeey iila tahay dhacaanka iyo jawaabtiisa goaanka ineey hal bil udhexeeyso hadane goaanka iyo intuu qofka baasaboorka kasoo qaadanaayo iyadane hal bil udhexeeyso

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  32. roodo says:

    umu alwalid mcnto allaha kaaga soo qaado adiga iyo intii islaan ah lakiin basaborka waa 3bilod hada

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  33. Sahra says:

    adbaad u Mahadsantahay walaashay Umu alwaliid alle Jawaabtii aynu rabnay ha inooga soo qaado, Rooda thanks walaal.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  34. warsame says:

    nacaskaan Abdul malik wata yaanan loo jawaabin waa xoolo shalay Sverige yimid

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  35. Um Alwalid says:

    Roodo baasaboorka sadex bil maa laga dhigay ilaa iyo goormeey bilaabeen sheekadaan oo ma aragtay dad sadex bilood ku qaatay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  36. roodo says:

    haa mcnto um alwid waxa ardis abab joga oo sandkaan oglaansha helay waxy basa borka sugyen 3bil dadkii bishii lixaad loo soo tury xataa way sugyaan wali

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  37. Um Alwalid says:

    Laa xawla walaa quwata elaa bilaah yaab waaye walaahi markaan is dhahnay waa dhamaatay hada iyo sadex bil kalaa alxamdulilaah calaa kuli xaal

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  38. roodo says:

    um alwalid hadiiba ilaahy kaa siyey oglasho waa allxndulilaah 3bil micno maleh kabdan baa wax lasugaaa e iska dulqaado galdaan dadkii cajis bay ku riden sidii marna dhiiga loo sugyo baan basas nagu dhacdy ilaahy waa maalin jimco ahe muraadkena hanoo wada salo aniga iyo intii islaan ah nin waliba kur badisa allaha faydo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  39. Um Alwalid says:

    Aamiin yaa rab
    Weli ogolaasho kama helin DNA aan marnay jawaab aan ka sugooyaa alaha inooga soo wada qaado

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  40. warsame says:

    umu al waliid iyo roodo aniga DNA waxaan marnay aniga iyo reerkeyga 22 bishii lixaad ilaa hadane wax jawaab ah kama haayno marka ilaah hasoo fududeeyo waxaan umaleynaa fasaxa ayaa dhexda naga soo galay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  41. roodo says:

    warsme wax khayir qabo inshaa allah allaha kaa siyo wlaal

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  42. Sahra says:

    Warsme walaal waxaan kuu rajaynayaa in ilaahay Jawaab dag dag ah oo khayr qabta ilaahay kaaga soo qaado, walaal waxaan ku waydiin lahaa adiga xaaskaaga miyaad u dacwoonaysaa oo afrika Joogta iyo walaal ma waxaad tihiin dadka Gadaal iska soo Guursaday kadib caruurta isku dhalay, Mahadsanidiin.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  43. Um Alwalid says:

    Warsame walaal waa ay ka soo daaheen waqtigii laguugu soo jawaabi lahaa waxaa dhici karto qofka mulafkaaga haayo ayaa fasax ku maqan insha alaah wax kaa farxiyo alaha kaaga soo qaado
    Sahra walaal dadkii gadaal iska soo guursaday hadeey caruur isku haayaan waxeey la shuruud yihiin reer labo sano muhiimada waa DNA wiil gadaal kasoo guursaday xaaskiisa iyo ilmihiisa waa loo keenay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  44. Sahra says:

    Umu alwaliid adabaad u Mahadaantahay walaashay qaaliga ah.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  45. warsame says:

    amiin walaalayaal ilaah wax qeer qabo hanooga soo wada qaado sahra walaal aniga xaaskeyga iswidhan Ayaan wada joognaa macnaha aniga waxaan sharci ku leeyahay italy marka halkaan Ayaan iska imaaday caruurta Ayaan la joogaa xaaska ayaa halkaan sharci ku leh waxaana nahay dadkii soomaaliya isku soo guursaday waana is sheeganay laakiin waxaanalagu qabsaday 2 sano insha alaah inta muslin ah ilaah dantooda ha u wada sahlo aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  46. Sahra says:

    Waan Fahmay walaal Warsame.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0