Yaa u maqan Soomaaliya? [Video]

Vem bryr sig om Somalia? Waa ciwaanka Filim uu soo bandhigay Telefishinka Sweden kaasoo baaritaan ku sameeyay gargaarka bani’aadanimo ee la siiyo Soomaaliya iyo cida uu gacanta u galo.

Filimkaan ayaa ah mid qiiro badan oo ka hadlaya musuqmaasuqa ka jira Soomaaliya, kaasoo sababay in caawimaadii loogu tala galay dadka masaakiinta ah ay gacanta u gasho cida awooda leh iyo beelaha hubeysan. Masaakiinta ayaa qori lala hortaaganyahay halka cuntadii loogu talagalay lagu iibinayo bakaaraha.

Wariyaha soo duubay barnaamijka ayaa wareysi la yeeshay madax badan oo ka tirsan kuwa masuulka ah qaybinta cuntada. Dadka la wareystay ayaa waxaa ka mid ah gudoomiyaha gobolka banadir iyo madaxda UN-ka.

Halkaan ka daawo filimka: Vem bryr sig om Somalia?

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

27 Responses

  1. Bile says:

    Asalaamu caleykum,,

    Jimcaale bro wax kale hanagu madadaalin waan ku wareernay waxii kalee Sxboow Moshinkii la sheegayay in 20 march loo soo bandhigaa mala soo bandhigay mase been beey aheyd . Walaal intaas iiga soo jawaab.

    Somalia ilaahey nabad iyo waanag ha u keena inta ku dhex dhibaataysan Allaha ka dul qaado.

    Mahadsanidiin

    Fikrad lala dhacay Thumb up 5 Thumb down 0

  2. Amaal dahir says:

    Ma anaa walaan mise cadan aya logahesahaya?jimcale so ma wanagsanayn inad ushegto dadka mesha xal mari iyo shirki lobalansana,webka se ma qayb siyasad ayad kusodartay,away wazirka socdalka ayan laxariray dib ayan kaso dabici?jwb

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  3. Bashir abas says:

    To jimcale webka sidi hore kuceli,khasatan waxan sugaynay hadalki aad tiri ani iyo wasir ayu nadhaxmaray,dib ayana kasodabici badalkedi ayad no sodirtay muqdisho musuqmasuq aya kajiro,marka iskuday inaad dabacsanaan mujiso,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. Abdirashid says:

    waxuu sheego ayuusan hayninwiilku iska dhaafa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. cadefidow says:

    asc kadib kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk jimcaale waa laguugu dhegen yahay ee iska fuji asxaabta kuxiran webka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Abdirashid says:

    asc dhamantiin,,aad bay u fiicnan laheed in mesha wax marayaan la ogaado,kulankii barlamanka iyo balantii 20ka march ,goormaa laga dhigay?maxa iska badalay?wax xidhiidh ah mala samaysay
    ?waa su ,aalo u bahan jawab lakin inaan jimacale kaliya wax ka sugno ma ,ahan ,,aan raadino inaguba information ka ,ad bay u fududahay hadan isku dayno salamu calaykum

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  7. Rajo Doon says:

    Abdi rashiid, fikirkaaga ayaan ku raacsanahey dadka shaqsi keliya wax ka sugaaya waxaan dhihi lahaa isku daya idin kaba inaad wararka heli kartaan ,, Qorigii kor loo tuuraba ma jimcaale ayaa laga sugaa inuu noo sheego ,, dhib ka ilaahey ha idiinka Qaado waa dhiban tihiin ,,

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  8. abdirizak says:

    walalayal iska sabra ilahey ha inoo wada fududeeyo arinkena insha allah iska suga oo jimcale wa walal fican asigo war la hubo heen soma qorayo marka suga insha allah jimcale kheyrka ilahey ha ku wafajiyo nabad galyo .

    Abdirizak Baasto : kenya”=

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. abooto says:

    asc aqyaarta isdajiya jimcaale war xaqiiqo ah ayuu keeni doonaa dadka ilmaha isu dhalay waa dna sida naloo sheegay wixii isqabana xal ayaa loo heli doonaa iinshaa alaah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. Jimcale says:

    Shalay mooshin lama soo bandhigin, sababta iyo faahfaahinta barito ayaan soo daabacayaa Insha Allah. Hada mowduucaan ayaa waxkasta ka qiimo badan. Waa in aad fiirisaan sida dadkeena gargaarka beenta ah loogu balan qaadayo ka dibna ay baahida u dhimanayaan.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  11. Deeq-darajo says:

    A/SC, DHAMAN, salantas kadib walalayal wan daremi kara dadka wabka soboqdo in,ey yihin dhaman anokale o markan firiyo ciwanada cusub o an ehen 1.maxkamada socdalka’2 wasirka socodalka.3 laanta socdalka,4mangareshinka,5 sogalotiga,6go,aanada maxakamadaha o ay kagarto familada,IWM. Run ahanti hadan intas kawayo xata nuxurka wararka kale masigalo o masi aqriyo iskabada markan JIMCALE kasugeyno warka kumaba sijirto hadan waxkale arko sida hadokale madaxa aya leygudhufta wlh o madax xanun ayan kaqada marka jimcale isku day inat macamishada kalsonidoda soceshato mahatsanit

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. Deeq darajo says:

    AQBAAR DEG DEG AH waxan idin haya waqtilxadirkan in u barlamanka u shir u albabada uxirin yahay u hada kasocdo lkn maha shirkas afaraha famil IWM. E wamuhin in ad ogatan waxu kashiraya moshin ey sogudbisay hey,ada nabad sugida e sapo.kaso ah in telefonada iyo Emelada laisudiro dhaman ey dowlada kediso wuna ansixiyay barlamanka e halisjiro waxan waxbo ehen yadan baxar kugalin somaliyey thxs

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Gabriel says:

      found out about them just last night at Yann Tiersens concert. They were asmeowe. Quickly became a fan as soon as i heard they performed their first song! Very different and unique from all the music out there. 

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. C/k says:

    Soomaali waa Soomaali waxaan ku talin lahaaa inaad buufiska iska yareysaan oo waxii la idiin qorana aad ku samirtaan Illaahana talo saarta warbixinadana dhinaciina ka raadsha.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. Soomaali-Boy says:

    Jimcaale aadbaa u Saxantahay , Dadkaan Qaxootinimada u soo Ordayoow , waatanaaye maxaa Lagu Haayaa ??

    Ilmo Gaalo Dafto , oo xoog ku wadato , ilmo Diintii ka tegay , Qoysas Burburay , Xaqiraad , Tuugsi , Liidid , Kurba Ku Nool , intaa iyo in ka badanba waa Mida Meeshaan Soomaalideena ku Haysata –

    Haddaan Runta la iska indha tirayn ,Marka Deriskaaga Soomaaliga ah Ilmihiisii Gaalo ka Qaadato , adiga sidee kuugu soo dhacee inaa Ilmahaaga KEENTO ???

    Dal aadan Lahayd , DAKANO ku Joog .

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  15. umu hani says:

    xalay waxan tv ka dawaday wlhi waa arin murugo igu bertay waayo daad masakiin ah waxii logu talagalay ayuu nin kale ka dhigtay ganacsi iyo inu ka dhisto guryo masakinta alle ayaa u maqan inta isku shegeyso madaxda ayagaba jeeb ku nool ah waxan la yabay filimki xalay waxa ciwanka u ahaa oo ah VEM BRYR SIG OM SOMALIA taaas ayaa igu si aburtay murugo aan dhamaad laheen…………..SU.AAAAAAAAAAL DHAMAAN INTA KU XIRAN WABKAN MAXA LOGA BIXI KARA WADAN DADKII MADAXDA U AHAA EY WADA NOQDEN DANESTAYAL OON FIRIN DADKII MASAKINTA AH JAWAAAAAB WACAN WALAALAHA

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • suuq bacaad boy says:

      asc walaala yaal waad wada salaaman tihiin dhamaan aad ayaaana u mahadsan tihiin walaala yaal teeda kale war walaala yaal maxaa waye dadkaan hadii masaakinta macaawino looo diro aan siineynin war somali ayaan wada nahay maxaan isku xasdeynaa anaga somaliyeey aan is gacan qabano meel walbo aan joogno sidii aaan walaalaheena masaakiinta wax ugu qaban leheen asc

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. hamsa says:

    shalane waxa la dhahaye muqdisho wa nabad o wa aman waxa shege warkas wariye ah swedhash hadana warkan ah aman ma jiro o dadka aya laga dhaca cuntada ayaga aya so qore yaab

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. Khadija says:

    Soomaaliya Allaa u maqan, runtiina soomaalisu markaan biseyl ku filan waa qabaan ooy dib iskaga saxaan waxii ka halaabay 21kii sanno ee lasoo dhaafay. Xaqiiqduna waxay tahay inaysan waxba noo tareyn galey cagaar mucaawino naloogu keeno oo weliba eed iyo aflagaado dabo daba taalo.Waxaana Allahe weydiisaneynaa inu quluubteena iyo xoogeenaba mideeyo naguna hanuuniyo wanaaga inshaa Allaah asagaan meel ku gaari karnaaye.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. dhanka saxda ah says:

    BARLAMAANKU KAMA FADHIISAN ARIMIHII SOO GALAYTIGA IYO QOYSASKII SABABTANA LAMA GARAN KARO, LAKIIN ARINKII WAXA AY U MUUQATAA INUU DIB U DHACAY ILAA BISHA 7 AAD, SIDAAN FILAYO, AKHBAAR KALE AYAA SHEGAYSA IN DADKII ADIS-ABABA JOOGAY LOO DIIDAY FOOMAMKII INAY QATAN, MARKAA SIDA AY WAX U JIRAAN GARAN MAYNO EE ILAHAY HA SIKHIRO, ILAHAYNA ISKU XIDHA DHAMAANTIIN ISAGA AYEY WAX KASTAABA GACANTIISA KU JIRAANE SAMRA, SAMRAA SADKII HELEE.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  19. Geeeorrge--- Afrax--'joorge says:

    Waa MURUGO xauun badan!
    lakiin su’aasho waa : walaala yaal masiir keeena in aan badelno iyo inkale KOLLEY SAAD ARKEEYSIINBA, soomaali eey ka go daa, ee aan sida isku dhaanno, AADUUNKA AAN WASX LA qeeysano, FIKRADO LAGA TEGAY IYO WAXAA layiri iska dhaafee aan wax barano inteena Qurbaha JOOGTA: BAD BAADA DEENU waxeey ku jirnataa ==seeynica== science-ka oon barano, oon aamino in oow yhay wax run ah oo wax noo tari kara! Hadii kale, waa noo dha maatey soomali HADDAN NAHAY! adduunkaan ummado badan aa horey u dhamaadeey markeey system qaldan eey noloshoda u dhiibeen!—– diinta waa ka gooni arinkaan ka had laayo ogaada!

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  20. ikraan says:

    C:\Users\gedi\Pictures\Genomförande av återvändandedirektivet – riksdagen_se.mht

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  21. ikraan says:

    akhyaarey doodi maanta ayey dhacday iidoo video halkaan ka daawada jimcaale soo fasir hee walaal saakay ayaa laga dooday hala fiirsado heshiiski ayaa laga hadlaayay waasoo koobiyey ee qeybta koro halaga daawado waana mahadsantihiin akhyaarey

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. Soomaali-Boy says:

    Afraxoow , ninyahow Horta Maadaama aad Diintii Islaaka ka ridoowday , Allaah ayaan kaaga baryaa inuu Xaqa mar kale ku tuso , wallaahi Billaahi Watallaahi waan hubaa inaadan helin Qanaaxo qalbiga ah oo aad Islaamka uga baxday , ama QALAD aad Diinta ka tabanee , uun sibaa wax isaga kaa qaldameen , haddana waad ka miisamantahay kuwa kula mida oo aan arkay – Laakiin waxaan kugula talinaa , ninyahow Bal kaligaa qol isku soo xir oo bal feker oo feker , oo feker haddana Bal wax kale allaa qabee , Jirkaagu uun qaabkiisa ku feker haddaa rabtid Allaah inaa Ogaatid awoodiisa , Abuurkiisa ayaa la eegaaye . Qolyaha Dunida ku Hormarayna , Xabad Bariisa masoo saari karaan )) Haddeeysan Xabad bariisa dhulka akasoo saari karin oo eey ALLAAH KA SUGAYAAN ARZAAQDA SIDEEBEEY ugu Gaaloobeen Allaah ?? Afraxoow ninyahow bal Garaadkaaga dib ugu laabo.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  23. Bashir abas says:

    Subxanallah nasib darana qof muslim ah o ilahay waxiday o nbi muxumed ( cs) nbigisa yahay o diintisa muqadaska ah islam tahay,hadan gaalobay (walyacith bilah)afrax magacadan afrax maxumo blse goorge kadaa,ilahay utobadken uso laabo,walah o bilah o talah hadad kamadax adaykto mucjiso aya kugudhici,tas shaki igama jiro,Allahuma yamuqalabal qulubi thabit quluubana cala diinika,as

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. RATWAN WAN says:

    Geeeorrge— Afrax waxa ficn in at ka noqoto warkas hadi kale waxa ku nolaney wal wal iyo cabsi islawaqtigan an jogno

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  25. 007-George afrah says:

    Mah maah soomaliyeed! Madax weeyne muxammed Siyaad barre aa waxaa laga sheegay in oow yiri”ANIGA DAL MOOYEE DAD LEEYGA DHAXLI MAAYO!” bal arag maanta, waxaad moodaa in hadalkiisii oow sida waagga barya u soo baxay! CAjiib!!, muxammed siyad ma NABI BOOW AHAA! soo ku ogaadey dhib-ka ka danbeeya, Mise iska habaartan beeyb ka aheeyd, Anigu waxaan qabaa waxoow si Qoto dheer u ogaadey JAAHIL NIMADA DADKEENA SOOMAALI! oo inta bac iyo balaayo oodhan isku xira! haddana aan aqoon si eey uga baxaa! Qabiil aan niri! wataan hilbaha iska cunnay, kiTAAB AAN NIRI: KABA DARAN TII HOREE NIMAN dad-ka qalaa aa yimi!
    Haatan iyo dan– waa in aan ADDuunka ku dayanaa; CID in eey na afduubta rabta malahan, Diinta islam-ka maahan DAhab nalaga dhacaayo, ee soomaaliyeey in dhaha fura!

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1